Keating oo ka hadlay dhacdadii ugu weyneyd ee uu la kulmay mudadii uu Somalia joogay

Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) danjire Keating ayaa bixiyey wareysigiisii ugu dambeeyey ka hor inta uusan xilka ku wareejinin Ergeyga cusub ee bedelaya oo u dhashay dalka Koonfur Afrika. Keating ayaa kaga hadlay wareysigiisa arrimo badan oo ay ka mid yihiin guulaha uu gaaray xafiiskiisa mudadii uu Somalia ka shaqeynayey, sida uu … Continue reading Keating oo ka hadlay dhacdadii ugu weyneyd ee uu la kulmay mudadii uu Somalia joogay